Mahad Cawad Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee Barlamanka DFS oo ku Guulaystay Xubin ka mid ah Aqalka Hoose

30 nov 2016 (Puntlandes) Gudoomiye Ku xigeenkii labaad ee Baarlamaankii DFS ee waqtigiisa dhamaaday Mahad Caddala cawad ayaa maanta kusoo ku guulaystay xubinnimada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

232-5d

Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo Xasan Maxamed Nur  ayaa ku tartamay xubinnimada Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya waxayna kala heleen Mahad Cabdala cawad oo 50 cod helay iyo Xasan Maxamed Nuur ooh al cod helay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban oo doorashada goob joog ka ahaa ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii maanta ka dhacday magaalada muqdisho.

Puntlandes.com

About The Author