Daawo Sawir Muujinaya Xildhibaanda laba Aqal ee Barlamanka JFS ee la Doortay ilaa labo Cisho ka hor

2 Dec 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda Soomaaliyeed usoo gudbinaysa Sawir Muujinaya Xildhibaanda laba Aqal ee Barlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee la Doortay ilaa iyo labo Cisho ka hor.

Xildhibaanadii la doortay Shalay iyo maanta kuma jiraan Shaxda la Doortay ee uu muujinayo Sawirku, waxaa la Doortay 185 Xildhibaan oo Aqalka Hoose ah 20% oo ka mid ah ayaa Haween ah halka ay 45.5% ay yihiin xildhibaanadii hore oo dib loo soo doortay.

Waxaa kaloo la Doortay 43 Xubnood oo Aqalka Sare ah, taasoo wadarta labada Aqal ka dhigaysa 228 Mudane.

Daawo Sawir Muujinaya Xildhibaanda laba Aqal ee Barlamanka JFS ee la Doortay ilaa labo Cisho ka hor

232-5d8

Puntlandes.com

About The Author