RW Cumar oo gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya

2 Dec 2016 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha oo Kismayo ku sugnaa isagoo kula shiray xubnaha Jubaland ee labada Aqal ayaa galabta ka doofay halkaas.

received_702387523262805

Ra’iisul Wasaare Cumar oo sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes waxaa galabta gaaray Nairobi, iyagoo halkaas kula kulmaya wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo danaynaya Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ka socda iminka

Waxaa kale oo Nairobi gaaray Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo isna halkaas kulla Kulmaya wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

Puntlandes.com

About The Author