Deg Deg: Gudiga Xabad joojinta magaaladda Gaalkacyo oo kulmaya.

Xaaladda magaaladda Gaalkacyo ayaa waxaa ay maalmahaa ahayd mid cakiran, kadib markii ay dib u bilaabatay xabad goos goos ah oo ay isku ridayaan ciidamda Kantaroolada.

Gudiga ayaa maanta laga filayaa in ay isla eegaan sidii loo sii adkayn lahaa xabad joojinta, sidoo kalana loo hubin laha acidda ku xad gudbaysa xabad joojinta, oo uu midba midka kale ku eedaynayo.

Lasoco Sawirro+warbixin

About The Author