Akhriso RW Cumar oo aqbalay codsigii odayaasha Somaliland ee ahaa inay doorashada ku qabsadaan Xerada Xalane

Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa aqbalay codsigii ay ku codsadeen odoyaasha Somaliland inay doorashada ku qabsadaan Xerada Xalane.

Odoyaasha ayaa sheegay inay ku diideen halkii ay Villa Somalia u qoondaysay cabsi ay ka qabaan in la boobo kuraastooda.

Ra’iisulwasaare Sharmaake wuxuu sheegay in ay doorashadaas ka dhici doonto goob amaan ah oo Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in ay sidaas soo jeediyeen Odayaash.

warqad

Puntlandes.com

About The Author