COD-Axmed Cali Daahir Oo Fashiliyey Xog Ku Saabsan Garsoor Xumada Somalia.

December 06 2016 (Puntlandes)- Dr Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo Cadaado ka hadlayay ayaa sheegay in deegaanada maamulka Galmudug ay ka jiraan cadaalad daro iyo garsoor xumo u sabab maamulada is diidan eek a jira Galmudug.

Mudane Axmed Cali ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ee garsoor xumida jirta ay tahay Al-shabaab oo deegaano dhowr ah ka jooga Galmudug,isagoona cadeeyay iney dadaal badan ku bixin doonaan sidii garsoor caadil ah loo heli.

DHEGEYSO

About The Author