DHEGEYSO-Wasiir ku-xigeenka xanaanada xoolaha oo Garoowe ka furay tababar.

December 06 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ka furmay tababar lagu baranayey kobcinta xoolaha nool ee Puntland, ujeedkiisuna yahay kor u qaadista tayada xoolaha Puntland.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda xanaanada xoolaha Cabdiweli Cilmi Seed oo lahadlayey dadkii loo qabtay tababarka ayaa ku booriyey inay ka faa’iidaystaan, kadibna uga faa’iideeyaan waxa ay bartaan dalka.

DHEGEYSO

About The Author