DHEGEYSO-Adeegyo Caafimaad oo loo dirayo xoolaha abaartu saamaysay ee Puntland.

December 07 2016 (Puntlandes)-Wasaaradda xanaanada xoolaha iyo waraabka ee dowladda Puntland ayaa wada qorshe ballaaran oo ay takhaatiir xoolaha ah ugu dirayso deegaamada miyig ah ee Puntland.

Agaasimaha waaxda xanaanada xoolaha Puntland Aadan Cartan, ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sidii dawooyin iyo adeeg caafimaad loo gaarsiin lahaa xoolaha ay abaartu saamaysay.

DHEGEYSO

About The Author