DHEGEYSO-Mashruuc dhaqaale lagu siinayo barakacayaasha Puntland oo Garoowe laga furay.

December 07 2016 (Puntlandes)-Wasaaradda arrimaha gudaha dowladdaha hoose iyo horumarinta reer miyiga dowladda Puntland ayaa waxa ay bilowday mashruuc casri ah oo qoysaska barakacayaasha ah lagu siinayo raashin iyo adeegyo kale.

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda hoose iyo horumarinta reer miyiga Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo kahadlayey furitaankii mashruucaan ayaa ku baaqay in sidii loogu talagalay looga faa’iidaysto mashruuca.

DHEGEYSO

About The Author