Warbixino+Sawirro:-Dhalinyarada Gobolka Mudug Oo U istaagay Gurmadka Abaaraha.

Dhalinyarada gobolka mudug ayaa waxaa ay u istaageen sidii ay ugu gurman lahaayen dadka abaaruhu hayaan ee kusugan gobolka mudug waxaana ay bilaabeen ol ole ay dhaqaale ku aruurinayaan iyagoo tagaya dhamaan xarumaha wax barashada iyo goobaha ay dadka ku kulmaan.

Dhalinyaradaan ayaa waxaa ay sameysateen gudi ka kooban Culimo,aqoonyahan ,wariyaal,iyo qaybo muhiima oo buslshada kamid ah waxaana ay dadka wiidinayaan kaalmada ay uga qayb qaadan lahaayeen gurmadka abaaraha ee sida siman uga bilowday Puntland gobol waliba uu isku tagayo.

Dhamaan shacabka Gaalkayo ayaa waxaa ay garab siinayan dhalinyaradan is xilqaamay iyagoo bixinaya qof waliba waxa uu awoodo. si dadka abaaraha xun hayaan loogu gurmado waxaana sidaan oo kale ol olahaan uu ka socdaa dhamaan gobolada Puntland waana hadafka xukuumada hada jirta Puntland Haysku tashato.

SAWIRRO

img_3867

img_3909

img_3924

img_3949

img_4132 img_4133

img_4093

img_4098

img_4102

img_4105

img_4115

img_4138

 

img_4140

 

About The Author