DHEGEYSO-Xukuumadda Soomaaliya oo baaraysa go’aankii Sucuudigu ku joojiyey xoolaha Somalia.

December 10 2016 (Puntlandes)-Wasiirka xanaanada xoolaha ee xukuumadda waqtigeedii dhammaaday ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay baaritaan iyo dabagal dheer ku samaynayso sababta keentay in dowladda Sucuudigu joojiso xoolihii ay kasoo dhoofsa jidhey Soomaaliya.

Mudane Siciid Xuseen Ciid wasiirka xanaanada xoolaha Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir kaga waramaya Baaritaanka ay kusamaynayaan Arinkaasi.

DHEGEYSO

About The Author