Dhagayso: Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo uga waramay golaha1960 Xaaladda Abaarta ka jirta Gobolka (Faldan ka qayb qaado GURMADKA)

10 dec 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa Waraysi dheer oo uu siiyey golaha1960 wuxuu aad ugaga waramay xaaladda ABAARTA baahsan ee ka jirta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Sanaag oo aan muddo saddex sano ah ROOB helin .
233-1a7
Abaartaan ayaa waxay sababtay in dadka reer Guuraaga ah ay xoolihii ka dhamaadaan ,waxaana isla markaas soo foodsaartay reer Guuraaga CUNTO yari iyo BIYO ay sababtay ABAARTA ka jirta dhulkaasi.

Dhanka kale Gudoomiye Ciyoon wuxuu ka Warbixiyey Mashaariicda horumarineed ee ka socota Gobolka Sanaag oo ay ka mid yihiin wadada Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo, jaamacadda Maakhir iyo dekedda Laasqoray.  

Dhagayso Waraysigan oo uu qaaday M. X. DHEGOOD ayna baahinyeen websaydhada  golaha1960.com.puntlandes.com Arrimaha.com iyo Saadaalnews


Puntlandes.com

About The Author