Dhagayso: shirkii Jaraa’id ee Madaxweyne Gaas uga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah

10 dec 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta kusoo noqday dalka ayaa shir jaraa’id waxa uu ku qabtay madaxtooyada Puntland ee Garowe isagoo ka hadlay badan oo arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay doorashooyinka Soomaaliya.
gaas1-764160

Madaxweyne Gaas ayaa shirkiisa jaraa’id si adag uga hadlay Qoondada loo Asteeyey Haweenka Puntland isagoo soo qaaday odayaal kasoo horjeestay go’aan kasoo baxay guddiga doorashada oo ku saabsan kuraasta aqalka hoose Puntlland.

Dhanka kale Gaas ayaa sheegay inaanay sax ahayn qaabka madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland iyo gudoomiyaha Baarlamaanku u wajaheen dooda ku saabsan kuraasta Aqalka Hoose ee Gobolada Sool iyo Sanaag.

Dhagayso shirkii jaraa’id ee madaxweyne Gaas


Puntlandes.com

About The Author