DHEGEYSO-RW Cumar oo Garoowe soo gaarey kana hadlay ujeedka socdaalkiisa.

December 10 2016 (Puntlandes)-Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey u jeedada socdaalka uu kusoo gaarey deegaamada Puntland.

Cumar Cabdirashiid ayaa waxa uu sheegay in ay u yimaadeen arrimaha ku saleysan Abaaraha iyo sidii wada tashi looga sameyn lahaa arrimaha ku saleysan doorashada Soomaaliya oo Puntland dhowaan walaac xoogan ka muujisay.

DHEGEYSO

About The Author