Sawirro-Doorashada aqalka hoose oo ka socota magaalada Garoowe.

December 11 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaabatay doorashada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya oo lafilayo in maalmaha soo socda lasoo gabagabeeyo.

Beesha Warsangali, ayaa waxa ay doorteen xildhibaanka bedelaya AUN xildhibaan dhowaan magaalada Garoowe ku geeriyoodey, waxaana ku soo baxay Maxamed Cabdilaahi faarax oo helay 49 cod.

SAWIRRO

15338790_780008112151619_4934125464134239692_n 15338839_780008188818278_2373534861464992967_n 15439796_780008075484956_62691262384119305_n

About The Author