Akhriso: Shirka Gollaha wasiiradda Puntland oo looga hadlay Amniga iyo hanaanka hab maamuuska qaran

Garowe(Pes) Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland , ayaa waxaa ka mid ahaa qodobadii looga hadlay amniga qaranka, awoodaha dastuuriga ah ee golaha wasiirada, hanaanka hab-maamuuska qaranka, samaynta waax cusub oo wasaaradda warfaafinta ah iyo warbixinadii guddiyada.

456

454

455

Puntlandes.com

About The Author