DHEGEYSO-Madaxweynaha dowladda Puntland oo eedayn u jeediyey beesha caalamka.

December 21 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kulahadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in beesha caalamku ka gaabisay gurmadka dadka abaaruhu saameeyeen.

Dr Gaas, ayaa sheegay inay horay ugu gudbiyeen digniinaha abaarta aana waxba laga qaban, islamarkaana hadda shacabka iyo dowladda Puntland ee kunool dalka iyo dibaddu bilaabeen inay isku tashtaan.

DHEGEYSO

About The Author