Daawo-Mid kamid ah suuqyada ugu waaweyn Mexico oo gubanaya.
December 21 2016 (Puntland)-Inta la xaqiijiyey 29 Ruux ayaa ku dhintay, 72 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii Qarax xoogan uu ka dhacay Suuq ku yaalla Dalkaasi.
HOOS KA DAAWO