Dhagayso: Dr Saadiq Eenow Waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey golaha1960

22 dec 2016 (Puntlandes) Waraysigan uu Dr Saadiq Eenow siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqaynta leeyihiin wuxuu aad ugaga hadlay xaaladda hogaanka puntland oo uu aad uga dayriye wadada uu ku socdo iyo wixii laga sugayey oo uu hogaanku ka gaabiyey.Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday musuqmaasaqa iyo cadaalad darada kh dhacday doorashooyinkii Dowlad goboleedada ka dhacay iyo hogaanka sare ee dalka soamliya awooda iyo laaluushka ay ku isticmaaleen doorashooyinkaas iyo arimo badan oo guud ahaan ka jiray hadda.

233-3c7

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.  Arrimaha.com

Dhagayso Weriye Dhegood waraysiga ka qaaday Dr Saadiq Eenow

Puntlandes.com

About The Author