Daawo Video: Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaaniyadda 2017-ka, wax ka ogow intay gaarayso

22 dec 2016 (Puntlan) Kullan Golaha Wasiirada Somaliland oo uu gudoominayey madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxay cod gacan taaga ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka 2017-ka.
233-3c8
Miisaaniyadda ay Golauhu ansixiyeen ayaa waxay gaaraysay 2,175,104,355,662 oo shilinka Somaliland ah una dhiganta 362,517,393 doolar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author