Gabdhaha Maamul goboleedyada oo tartanka kubadda kolayga ah Garoowe uga socdo.

December 24 2016 (Puntlandes)-Garoonka ciyaaraha ee Mira-awaare Garoowe ayaa waxaa ka socda tartan kubadda kolayga ah oo u dhexeeya gabdho kala matalaya maamul goboleedyada kajira dalka Soomaaliya.

Kooxaha tartanka ka qaybgelaya.

Banaadir

Puntland

Jubbaland

Galmudug

Hirshabeelle

Iyo koox lagu magacaabo Bilan oo kujirta booska Koonfur Galbeed.

Group A                       Dhibcaha

Puntland                       3 dhibcood

Billan                             Eber

Galmudug                     3 dhibcood

Group B                       Dhibcaha

Banaadir                                  3 dhibcood

Jubbaland                               Eber

Hirshabeelle                           3 dhibcood

Ciyaarta ugu adag ayaa galabta dhexmari doonta kooxaha Galmudug iyo Puntland oo ku dagaalamaya sidii ay ugu soo bixi lahaayeen kaalimaha 1aad iy 2aad ee groupkood.

About The Author