DHEGEYSO-Xildhibaan Kamid ah Barlamaanka Puntland Oo War Culus Garoowe Kaga Dhawaaqay.

December 24 2016 (Puntlandes)-Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo kamid ah mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa iska fogeeyey eedaymo loo jeediyey oo ahaa inuu wax ka ogaa heshiis Addis Ababa ku dhexmaray Soomaalland iyo Khaatumo.

Saadiq Abshir Garaad, oo waraysi siinayey Radio Daljir ayaa sheegay in uusan tegin shirkaasi uusana waxba kala socon, islamarkaana uusan qusayn uuna kamid yahay barlamaanka dowladda Puntland.

DHEGEYSO

About The Author