Daawo Muuqaal Banaanbax loo soo abaabulay in lagu taageero Musharax Xasan Sheekh oo isku bedelay mid looga soo horjeedo

25 dec 2016 (Puntlandes) Banaanbax ay Kooxda DAMUL JADIID uga soo abaabushay magaalada Muqdisho in lagu taageero Musharax Xasan Sheekh ayaa hal mar waxa uu isku bedelay mid looga soo horjeedo.
xasan-madaxweynaha1
Waxaa hal mar ka tiro iyo abaabiul batay dadkii lasoo abaabulay kuwo iyagu si iskood ah isku abaabulay kuna qaylinayey “Xasan Skeekh ha dhaco”

Arintan ayaan horay u dhicin waxayna Muujinaysaa sida loo NACAY Xasan Sheekh loona leeyahay “NA DHAAF KUMA RABNEE”

Puntlandes.com

About The Author