DHEGEYSO-Maamulka Degmada Garoowe,”Waa Ka Jawaabaynaa Cabashada Dhul Xirmaysiga”.

December 26 2016 (Puntlandes)-Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Garoowe xasan Maxamed Ciise oo Waraysi Gaar ah Siiyay Radio Daljir ayaa ka Hadlay Arimo La Xiriia Xirmayso Lagu Sameyay Deganaada Ay Xukunto Degmada uu Madaxda ka Yahay .

Mar wax laga Weydiiyay Sida ay u Dhacday iyo Cabshada Dadka Degaankaas ka Soo yeeraysa ayuu Sheegay Xasan Maxamed Ciise Goodir in arrinkaasi ay wax ka qaban doonaan.

DHEGEYSO

About The Author