Dhagayso-Golaha1960: Barnaamijka Falanqaynta Siyaasadda Musharax Xasan Sheekh & Musharax Cumar

26 dec 2016 (Puntlandes) Barnaamijka Falanqaynta siyaasadda oo ka baxa Golaha1960 ayaa waxaa ka qayb qaatay Aqoonyahan ka tirsan golaha1960 oo lagu magacaabo MR WARDHEERE.
231-9b4
Barnaamijakan ayaa laysku barbardhigayey labada musharax ee u tartamaya jagada madaxweynaha ee dalka Soomaaliya 2016,waxaana diiradda lagu saaray waxqabadka iyo hogaan wanaaga ay leeyihiin Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Adan iyo Raiisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo ay Soomaalina ku dooran karto.

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.  Arrimaha.com

DhagaysoBarnaamijka oo uu daadihinayo wariye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author