DHEGEYSO-Xukuumadda Kenya Oo Kordhisey Bandowgii Saarnaa Deegaamada Xuduudka.

December 28 2016 (Puntlandes)-Xoghayaha Arimaha Gudaha dowladda Kenya Joseph Nkaissary ayaa shaaca ka qaaday in la kordhiyey Bandowgii saarnaa Magaalada Mandera,wuxuuna sheegay in ilaa 28 March ee sanadka 2017ka uu socon doono Bandowga  saaran Magaalada Mandera iyo deegaanada hoos yimaada.

Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay in deegaamada bandowga lasaaray ay kamid yihiin Mandera,Omar Jillo,Fino,Lafey Katulo iyo Ceel Waaq oo dhammaantood ka tirsan Maamul Goboleedka Mandera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ee Soomaalidu dagto.

DHEGEYSO

About The Author