UK oo isna sheegay in Somalida dhalashada UK haysata la Ciqaabi doono Cidii ku lug yeelata MusuqMaasuqa Doorashada Somalia

28 dec 2016 (Puntlandes) Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegay in dowladda UK ay ka go’an tahay n Somalida dhalashada UK haysata la Ciqaabi doono Cidii ku lug yeelata MusuqMaasuqa lagu sameeyey Doorashada Soomaaliya.

233-4c4

Horay ayaa maanta waxaa u soo saartay Digniin midan la mid ah  Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya iyadoo qoraal ay Twir-ka soo dhigtay ku sheegtay in la Ciqaabi doono cidii ku yeelata MusuqMaasuqa lagu sameeyey Doorashada Soomaaliya, halkaan ka akhriso qoraalka Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.

Puntlandes.com

About The Author