DHEGEYSO-Gudoonka gobolka Nugaal oo ku baaqay in roobka nabadgelyo lagu wada daaqo.

Maamulka gobolka Nugaal oo kahadlayey xoola dhaqatada faraha badan ee kasoo guurtey qaybo badan oo kamid ah gobolada Soomaaliya isuguna timid deegaamada dhowaan roob-saday ee bariga gobolka Nugaal ayaa baaq u diray dadka deegaanka iyo kuwa soo guurey oo uu ku booriyey inay nabad kuwada daaqaan.

Gudoomiye ku-xiegenka gobolka Nugaal Qaasim Maxamed Cabdi oo lahadlayey warbaahinta gudaha ayaa sheegay in daaqa iyo deegaanka aan lakala lahayn loona baahan yahay in si siman loo daaqo meeshii ay ka da’ado raxmadda Alle.

DHEGEYSO

About The Author