DHEGEYSO-Darawaliin ku sugan xarfo oo ka cabanaya canshuuro lagu soo rogey.

December 31 2016 (Puntlandes)-Darawaliinta isaga gooshta gobolada dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan Gaadidka Xamuulka ayaa Waxa ay kacabanayan Canshur kordhin lagu Samaeeyay Alaabta saaran Gaadiidka ay Wadaha kayihiin oo Horay loogu soo can shuuray Dekeda Bosaaso.

Gawaaridan oo sida Bagaashka noocyadiisa kala Duwan oo gaaraya kudhawaad 30 Gaari ayaa kuxaniban Duleedka Dagmada Xarfo ee Gobolka Mudug, waa kuwaan qaar kamid ah oo kahadlaya arrimahaasi.

DHEGEYSO

About The Author