DHEGEYSO-Qorshe howleedka xukuumadda Puntland ee 3-da sano ee soo socota oo laga laga shiray.

December 31 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu daahfuray qorshe cusub oo ay xukuumadda Puntland ku shaqayn doonto saddexda sano ee soo socota.

Daahfurka barnaamijkaani ayaa waxaa ka qaybgalay xubno katirsan golayaasha dowladda Puntland, waxaana siweyn loogu gorfeeyey qorshahaasi saddexda sano ah ee ay ku shaqayn doonto xukuumadda Puntland.

DHEGEYSO

About The Author