Sawirro+Warbixin: Wasiiradda Haweenka Puntland oo Kormeero ka samaysay Gaalkacyo.

????????????????????????????????????

Wasiiradda Haweenka Dowladda Puntland Marwo Aniso Xaaji Mumin, ayaa maanta kor meer kusamaysay xarumo badan, oo ay ka mid tahay Hoyga waxbarashada iyo Nabadda ee GEPDC, oo ay wasaaradda Isla wadaan Mashaariic badan oo Muhiim ah.

Wasiiradda oo ujeedkeedu ahaa in ay u kuurgasho sida ay u socdaan hawlaha shaqo ee wasaaradda, sidoo kalana ay usoos booqato Isbitaaladda magaaladda iyo Dhaawacyada kujira.

Wasiiradda ayaa oo booqashadeeda ku weheliyaah, Isuduwaha wasaaradda Haweenka Gobolka Mudug iyo xubno kale ayaa waxaa ay Booqatay Isbitaalka GMC (Dhagacadde), Halkaas oo ay warbixin kaga dhagaysatay Madaxda Isbitaalka, oo ugu horeeyo Dr.Dhagacadde, waxaana ay booqatay Dhaawacyada ku jira Isbitaalka iyo haatan isbitaalka ka baxaya.

Kormeerka Wasiiradda ayaa waxaa uu kusoo aadayaa, xili ay magaaladda Gaalkacyo kasoo kabanayo dhibaatooyin isdaba joog ah oo saameeyey dhamaan bulshada magaaladda Gaalkacyo, Gaar ahaan Haweenka oo guriga Haweenka Gobolka Mudug uu ku bur buray Qaraxii lala eegtay Dowladda Hoose ee magaaladda Gaalkacyo.

Daawo Sawirro.

img-20170102-wa0011

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

img-20170102-wa0003

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

 

About The Author