Dhagayso: Guddiga Ilaalinta Xabad joojinta Gaalkacyo oo taageeray Heshiiskii Gaas & Guuleed

2 jan 2017 (Puntlandes) Guddiga Ilaalinta Xabad joojinta Gaalkacyo oo taageeray Heshiiskii ay shalay Muqdisho ku gaareen madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug Gaas & Guuleed.
233-5a7
Guddiga Ilaalinta Xabad joojinta Gaalkacyo ayaa shir ay ku qaateen magaalada Gaalkacyo, waxay uga hadleen xaaladdaha ka jira magaalada iyo Heshiiskii Shalay.

Dhagayso Ilaalinta Xabad joojinta Gaalkacyo


Puntlandes.com

About The Author