Dhagayso: Guddiga Dibudhiska Cisbitalka Galkacyo oo ka warbixiyey lacagaha soo gaaray & Qorshahooda

Guddiga dib u dhiska Cisbitalka guud Gobolka Mudug ee magaalada Galkacyo oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Galkacyo ayaa ka warbixiyey halka uu mariyo dhismaha cisbitalkaasi, lacagaha soo gaaray iyo Qorshahooda.

4-1

Guddiga ayaa sheegay inay ilaa iminka ay soo gaartay lacag cadadkeedu uu yahay 226534$, waxaana Wajigii hore ee dayactirka ku baxay 69734$ waxaana hada u yaala Cisbitaal 156000$.

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author