Akhriso: Xiriirka Kubadda Cagta Puntland oo soosaaray Isku aad aadkii Horyaalka Puntland

3 jan 2017 (Puntlandes) Kiriirka Kubbadda cagta Puntland ayaa maanta soo saaray, isku aad aadka horyaalka Kooxaha heerka koowaad ee Puntland, waxaana barnaamijkaan Farsamadiisa ka caawinaya Xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya.

Maalinta Taariikhda Kooxahawadaciyaarayo Garoonka Saacadda
Axad 08/01/2017 Garowe City Vs Bari FC Garoowe 15:30
Isniin 09/01/2017 Comsed Vs Bosaso FC Garoowe 14:00
Isniin 09/01/2017 Qardho FC Vs Hombobaro Garoowe 15:45
Talaado 10/01/2017 Somtel Vs       SBC Garoowe 14:00
Talaado 10/01/2017 Bari FC Vs Horseed Garoowe 15:45
jimce 13/01/2017 Qardho FC Vs Bosaso FC Qardho 15:30
Jimce 13/01/2017 SBC Vs Garowe City Garoowe 15:30
Jimce 13/01/2017 Somtel Vs Comsed Galkacyo 15:30
Axad 15/01/2017 Bari FC Vs Qardho Bosaso 15:30
Axad 15/01/2017 Horseed Garowe City Garowe 15:30
Axad 15/01/2017 Comsed Vs Homboboro Galkacyo 15:30
Talaado 17/01/2017 Bosaso FC Vs Bari FC Bosaso 15:30
Talaado 17/01/2017 SBC Vs Horseed Garowe 15:30
Talaado 17/01/2017 Homboboro Vs Somtel Galkacyo 15:30
Jimce 20/01/2017 Qardho Vs Horseed Qardho 15:30
Jimce 20/01/2017 homboboro Vs Bari FC Galkacyo 15:30
Jimce 20/01/2017 SBC Vs Bosaso FC Garoowe 15:30
Jimce 27/01/2017 Homboboro Horseed Galkacyo 15:30
Jimce 27/01/2017 Garoowe City Qardho FC Garoowe 15:30
Jimce 03/02/2017 Homboboro SBC Gaalkacyo 15:30
Jimce 03/02/2017 Garowe City Somtel Garowe 15:30
Jimce 03/02/2017 Bari FC Vs Comsed Boosaaso 15:30
Jimce 10/02/2017 Qardho Somtel Qardho 15:30
Jimce 10/02/2017 Garowe City Homboboro Garoowe 15:30
Jimce 10/02/2017 Comsed SBC Galkacyo 15:30
Jimce 17/02/2017 SBC Qardho FC Garoowe 15:30
Jimce 17/02/2017 Somtel Horseed Galkacyo 15:30
Jimce 17/02/2017 Bosaso FC Somtel Boosaaso 15:30
Jimce 24/02/2017 Bosaso FC Homboboro Boosaaso 15:30
Jimce 24/02/2017 Somtel Bari FC Galkacyo 15:30
Jimce 24/02/2017 Horseed Comsed Garowe 15:30
Jimce 03/03/2017 Bari FC  SBC Bosaaso 15:30
Jimce 03/03/2017 Horseed Bosaso FC Garoowe 15:30
Jimce 03/03/2017 Comsed Qardho FC Galkacyo 15:30
Jimce 10/03/2017 Comsed Garowe City Garoowe 15:30
Jimce 17/03/2017 Bosaso FC Garowe City Bosaso FC 15:30

Waxaa kale oo ay xiriirku soo saareen waraaq ay ku amrayaan in ay Kooxaha oo dhani kusoo xaroodaan, maagalo madaxda Puntland ee Garoowe halkaas oo uu ka furmi doono, koobka horyaalka Kubbadda Cagta Puntland oo markii ugu horaysay ka bilaabanaya Puntland.

Hoos ka akhri iyadoo lifaaq ah.

xiriirka-1

mustafe-772

Puntlandes.com

About The Author