Dhagayso-Golaha1960: Barnaamijka Falanqaynta Siyaasadda isbarbardhig Musharixiinta u tartamaya Xilka madaxweynaha Somaliya

3 jan 2017 (Puntlandes) Barnaamijkan oo aad u xiisa badan waxaa kaga dooday golaha1960 aqoonyahana somaliyeed oo madaxbanaan ,si dhab ahna isu dultaagey shaqsiyaadka ka midka ah musharaxiinta madaxweyne ee sanadakan u sharaxan jagada madaxweyne ee dalka somaliya.

233-5b5

 

 

Kuwaa soo tilmaamay musharaxiin lagu aamini karo jagadaasi iyo sababaha ay kaga duwan yihiin musharaxiinta kale.Balse ay aad ugu kala duwanaayeen shakhsiyaadka ay magacaabeen,waxqabadkoodii hore iyo waxa somali maanta ka sugeyso inuu u qabto somali.


Weriye Dhegood.

Aqoonyahanada   golaha1960.

Puntlandes.Saadaalnews.Arimaha iyo Golaha1960.com

About The Author