Dhagayso: Dr C/salaan Xaaji Ismacil oo Waraysi la xiriira Boobka Khayraadka Badda Somaliya & Shirkada SOMA OIL siiyey Golaha1960

3 jan 2017 (Puntlandes) Waraysiagan uu Dr C/salaan Xaaji Ismacil uu siiyey golaha1960 iyo websaydhada ,wuxuu kaga hadlay boobka iyo weerarka lagu soo qaaday khayraadka dalka ee dhulka hoostiisa ku jira ,wuxuu kaloo aad uga hadlay SHIRKADDA  SOMA OIL sababta loo sameeyey iyo heshiiska ku salaysan boobka shidaalka badda somaliya ee loo saxeexay xasan shiikhna heshiiska kula galay iyo danaha laga lahaa heshiiskaas.

231-9b4

Waraysigani wuxuu xambaarsan yahay cilmi baaris xaqiiqa ku salaysan iyo warbixin dheer oo ku aadan BOOBKA KHAYRAADKA BADDA SOMALIYA  IYO SOMA OIL.


Puntlandes.Saadaalnews.Arrimaha.Golaha1960.com

About The Author