Daawo Video: Jawaari oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa Gudoomiyaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka JFS

4 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jaawari) ayaa maanta inuu yahay musharax u taagan Xilka Guddoomiyaha  Golaha Shacabka, kaasoo uu horay usoo ahaa 2012-2016kii Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday.
233-4c9
Jaawari ayaa sheegay in uu  doonayo in uu la yimaado isbedel siyaasadeed oo dhab ah, lana Xiriira Hogaanka Maamulka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo uu horay ugu guuldaraystay.

Jawaari ayaa ku dooday inuu wax badan oo hormar ah uu ka sameeyay Baarlamaanka Soomaaliya 4 sano ee la soo dhaafay ee uu ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Daawo muuqaal Jawaari

Puntlandes.com

About The Author