Dhagayso: Jawaari & Xidig oo isku soo sharaxay Xilka Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia

4 jan 2017 (Puntlandes) Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamanka ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay araajida ilaa iyo 7 murashax oo u taagan xilalka gugdoonka baarlamanka iyo ku xigeenadiisa.
233-4c9
Xubnaha isku soo sharaxay Xilka Gudoomiyaha Baarlamanka ee sida rasmiga ah ugu dhawaaqay waxaa ka mid ah, guddoomihii hore ee golaha shacabka Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Xidig.
233-4d
Dhinaca gudoomiya ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad waxaa ilaa iyo hadda isku soo sharaxay ilaa afar murashax oo kala ah, Jeylani Nuur Iikar, Saciid Xusseen Ciid, Cabdweli Ibrahim Sheekh Muudey, Khadiijo Maxamed Diiriye, Khaalid Macow Cabdiqadir iyo Cabdiqadir Sheekh Cali Baqdaadi.

Dhagayso warbixin ay VOA kadiyaarisay


Puntlandes.com

About The Author