Daawo Video-Sawirro: Musharax Sheekh Shariif oo lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo

4 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee DKG ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa waxaa maanta waxaa lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee  Jubbaland.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland.

 

shiikh-shariif-5

shiikh-shariif-4

shiikh-shariif-3

shiikh-shariif-1

Puntlandes.com

 

 

 

About The Author