Akhriso Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka JFS oo ku dhawaaqay Musharixiinta is diiwaan geliyey

Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaapeen Musharaxiinta u taagan tartanka udoonka Baarlaamka ee  buuxisey Sharuudihii looga baahnaa, iyagoo sheegeen in waqtigii qabashada Musharaxiinta Araajidooda lasoo gaba gabeeyey.

Isugayn waxaa Guddoonka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya isku soo sharaxy 22 Musharax oo 4 ay u taagan tahay Gudoomiyaha, 6 kuxigeenka 1aad halka 12 ay u taagan tahay kuxigeenka 2aad.

233-5c5

233-5c5b

233-5c5c

About The Author