RW Cumar & Shariif oo kulan khaas ah ku yeeshay Nairobi, kuna heshiiyey in meel looga soo wada jeesto arimaha doorashada

5 jan 2017 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha xukuumada Soomaaliyaisla marskaasna ah Musjharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya CumarCabdirashiid cali Sharmarke iyo madaxweynhihii hore ee DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxay kulan khaas ah ku yeeshay nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in labada Musharax ay ku heshiiyeen in meel looga soo wada jeesto arimaha doorashada.

Faahfaahin kulanka labada Musharax ka filo Warbaahinta Puntlandes

233-6

233-6a2

Puntlandes.com

About The Author