Daawo sawirrada Dumarkii Soomaaliyeed ee Sucuudiga looga gatay Jaariyadnimo oo Saraawiil loo xiray

5 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS isla markaasna ah Musharax u taagan inuu mar kale hanto xilka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Kooxdiisa saamaynta wayn ku leh ee DAMUL JADIID ayaa dawlada Sacuudiga waxay ka gateen Gabdho Soomaaliyeed.

Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa waxay sheegeenXasan Sheekh iyo Kooxdiisu inay  Sucuudiga kaga shaqayn doonaan Jaariyadnimada.

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay ummadda Soomaaliyeed usoo gudbinaysaa Gabdhihii Soomaaliyeed oo Saraawiil loo xiray, halka ay Dumarka Sacuudigu qabaan Xijaab, CAJIIB.

Tacadi Dumarka loogu gaysto Sacuudiga dartiis ayaa Dowladaha Ethiopia, Pakistan, Bangladesh, Filipino, Indonesia, Sri-Lanka, waxay diideen in Haweenkooda lagu Shaqaaleysiiyo Jaariyadnimada, halka ay Xasan Sheekh iyo Kooxda DAMUL JADIID ay xooga lacag ah ku bedesheen.

233-6a

233-6a1

Puntlandes.com

About The Author