Daaw Video: Odayaasha dhaqanka Jubaland ayaa si buuxdo u taageeray Musharax Mohamed Sheikh Osman jawaari

7 jan 2017 (Puntlandes)  Odayaasha dhaqanka Jubaland ayaa si buuxdo u taageeray Musharaxnimada xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mohamed Sheikh Osman jawaari, iyagoo sheegay inaysan jirin cid kale oo ay ku taageersan yihiin inuu xilkaas qabto.

233-6a8

Dhanka kale Odayaasha dhaqanka Jubaland ayaa caddeeyey inay dawlada Jubaland ay taageertay Musharax Jawaari sidaas darteedna ay iyagu ka dhaqan ahaan ku taageereen go’aanka dawladu ay gaartay.

Daawo Muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author