Dhagayso: Janaraal Gaani maxamed x Cabdi oo waraysi dheer siiyey Golaha1960

7 jan 2017 (Puntlandes) Waraysigan oo uu Janaraalku kaga hadlay arimo badan oo taabanaya dhinaca amniga Puntaland iyo somaliyaba ,siyaasadda ,isbedelka madaxeed ee somaliya laga sugaayo,doorka boolisku kaga jiro bulshada iyo weliba in looga baahan yahay boolisku inuu xiriir dhow la lahaado dadweynaha ay u shaqaynayaan,.Wuxuu Jananku ku tilmaamay wax lala yaabo boolis ku milmay siyaasada dalka oo musharaxiini codkooda ku xisaabtamayaan

231-9b4


Weriye Dhegood

Websaydhada  Puntandes,Saadaalnews,Arrimaha,Golaha1960.com
Puntlandes.com

About The Author