XOG: Berri oo ay Baarlamaanka ka horjeedinayaan Khudbado Musharixiinta Gudoonka Baarlamaanka & Jawaari oo cad cad

7 jan 2017 (Puntlandes) Berri oo Axad ah ayaa waxaa Baarlamaanka Soomaaliaya waxaa ka horjeedinaya Khudbado Musharixiinta Gudoonka Baarlamaanka u tartamaya.

233-4c9

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in uu Caawa guriga Jawaari aad mashquul u yahay iyagoo ay Xildhibaanda baarlaamaka ay iska xaadiriyeen halkaas.

233-4d

Dhanka kale waxaa haawanaya oo aan Xildhibaana u tagin guriga Musharax Cabdirashiid Xidigoo uu ay Xambaarsan tahay dawlada Ethiopia doonaysana inay ka dhigto Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS.

Xidig oo moodayey inay Ethiopia iyo Kooxda Damul Jadiid ay ka dhigi karaan Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Caawa Xaalku ku xun yahay oo meel uu taageero ka doonto la’.

Sidii qorshuhu ahaa waxaa berry ka hor khudbaynaya Baarlamaanka Musharixiinta halka ay Doorashada Gudoomiyaha ay dhacayso Arbacada oo ay bishu tahay 11ka jan 2017.

Puntlandes.com

About The Author