Dhagayso: Faysal Rooble oo Golaha1960 siiyey waraysi uu ku Falanqeeyey musuqmaasaqa & Faragelinta Shisheeya ee Doorashada Somaliya

8 jan 2017 (Puntlandes) Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin ,wuxuu aad ugaga faalooday faragelinta wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya,go’aamadii ay safiirada Maraykanka iyo UK ay ka soo saareen ciddii ku milanta musuq maasaqa ka socda dalka somaliya oo dhalashadooda haysta ,rajada doorashooyinka laga qabo dalka somaliya ka dhici doona dhowaan iyo weliba tala guud oo uu dadka somalida u jeediyey iyo arimo badan oo kale.

231-9b4

Weriye  Dhegood

Puntlandes.Saadaalnews.Arrimaha.Golaha1960.com

About The Author