Dhagayso: Madaxwayne Gaas o oka hadlay baabi’inta Daacish, Shabaab & Munaasabadii 8 jan la qaban jiray

10 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga degmada Qandala ee Gobolka Bari, ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir uga hadlay arrimo ay ka mid tahay xaaladda Qandala.
img_9267
Madaxweyne Gaas oo wax laga waydiiyey saababta ay u qabsoomi wqayday Munaaasabadii 3 sano guuradii markii uu ilka qabtay oo ku beeganayd 8 jan 2017, ayaa waxa uu ku jawaabay inaysan sanadkan munaasib ahayn maadaama ay dalka ka jiraan Abaaro saamyn ku yeeshay dadka reer Puntland laakiin ay soo bandhigi doonaan Waxqabadka Xukuumadiisa.

Dhagayso Madaxweyne Gaas oo Radio Daljir waraystay


Puntlandes.com

About The Author