Sawir: Abaarta Soomaaliya ka jirta oo la shaciyey inay saamasay 5 milyan qof, meelaha u daran tirada & dadka ay saamaysay

14 jan 2017 (Puntlandes) Abaarta Soomaaliya ka jirta ayaa sida ay shaacisay Hay’adda UN OCHA waxay saamaysay dad gaaraya 5 milyan oo qof, iyadoo shaacisay Gobolada u daran iyo tirada dadka ay ka saamaysay.

Waxaa kaloo la shaaciyey in ilaa iminka ay soo gaartay lacag dhan 3.2 milyan oo doolar oo laoogu talogalay in wax loogu qabto dadka ay Abaartu saamaysay.

Hoos ka akhriso

IMG_20170114_132128

Puntlandes.com

About The Author