Daawo Muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan Doorashadii Puntland dispra Forum ee ka dhacday Melbourne Australia

 

14 jan 2017 (Puntlandes) 8dii jan 2017 ayaa magaalada Melbourne ee dalka Australiaku waxaa ka dhacday Doorashadii Puntland dispra Forum, taasoo Gudoomiye loogu doortay Maslax Dahir Gure.

233-6d1

Xilka Gudoomiyenimada ayaa waxaa ku tartamay Iiman Cagey iyo Maslax Dahir Guure, iyadoo ay guushiina ay ku raacdey Maslax Dahir Gure.

Halkan ka akhriso maqaal ay horay Puntlandes.com uga qortay doorashada

Daawo Muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan Doorashadii Puntland dispra Forum ee ka dhacday Melbourne Australia

Puntlandes.com

About The Author