Dhagaso: Madaxweynaha Jubbaland oo ka Hadley xaalada ay ku sugan tahay Jubaland & Doorashada Somalia

16 jan 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka haysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland, arrimaha amaanka magaalada Kismaayo iyo dagaallo ka socda deegaanada galbeedka Gobbolka Jubbada Hoose, iyo waliba Doorashada Soomaaliya.

IMG_1689

Dhayso warbixin ay ka diyasrisay VOA Madaxweynaha Jubbaland


Puntlandes.com

About The Author